7 Ciyaartoy oo ka mid ah xulka Q.S oo laga soo reebay safarka dalka zimbabwe

Todobo ciyaartoy oo qeyb ka ahaa xulka Qaranka Soomaaliya ayaa laga soo reebay safarka dalka zimbabwe,xidigahan la soo celiyay ayaan wali safan wax kulan ah waxayna ka tirsanaayeen kooxaha heerka koobaad ee dalka.

Waxaan la qorsheynayay in ciyaartoydaas ay qab ka qataan kulamada uu xulka ciyaari doono.

Warbaahinta Soomaalida kuwooda ka faalooda arrimaha ciyaaraha ayaa sheegay in xidigahaan loo soo celiyay sababo la xiriira dhaawacyo soo gaaray.

Waxa ayna kala yihiin:-

1: Cabaas Bashiir (Goal haye Midnimo)
2: Salmaan Zaluu (Daafac Heegan)
3: Cali Cadde (Daafac Horseed)
4: Cali Yare(Qad dhexe Mcc)
5: Xassan Saantos (Qad dhexe mcc)
6: Mayman (Weerar Horseed)
7: Mahad Shiine (weerar Ll pp Jenyo).

The post 7 Ciyaartoy oo ka mid ah xulka Q.S oo laga soo reebay safarka dalka zimbabwe appeared first on Jubbaland TV.

Source: Jubbaland

Call us now