Sare u kac ku yimid qiimaha Kalluunka ee degmada Kismaayo

Sare u kac ballaaran ayaa laga dareemayaa qiimaha Kalluunka Suuqyada magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose.

Xilliga lagu magacaabo Bad-xiranka oo cimilladu badda ay is bedelaan ayaa lagu jiraa sidaasna waxaa Jubbaland TV u sheegay qaar ka mida Iskaashatada Kalluumeysatada Kismaayo.

Kalluumeystada ayaa sheegay in sare u kaca ku yimid qiimaha Kalluunka loo aaneynayo dabeylaha ka jira xeebaha taasi oo keeneysa in aysan doomaha yar yari ku safri karin gudaha badda weynta.

The post Sare u kac ku yimid qiimaha Kalluunka ee degmada Kismaayo appeared first on Jubbaland TV.

Source: Jubbaland

Call us now